Tijaabi Aqoontaada: waa suaalaahii diinigaa ahaa
Berlin 02,2012(SDN)-Waa mar kale iyo barnaamij cilmiyeedkii tijaabi aqoontaada Diimeed,oo aanu idiinku heyno suallo iyo jawaabo diini ah.
Fadlan akhriste isku day in aad ka jawaabto inta aanad eegin Jawaabta.
1:sheeg intaa suradood ee kaa bilaamataa Mahadinta ALLAH?
1.ALFAATXA . 2:AL, Ancaam . 3:AL KAHFI . 4:Alfadir. 5: AL Saba
2:suaal sheeg suurada dhaamaan ayadaaheedu ku dhamaadaan xarafka Daal?
3:sheeg afarta nebi ee isdhashay?
4:sheeg nebigii loogu magacdaray abuu basher?
5:sheeg afarta raawi ee la isku yirahdo ahlu sunan?
6:sheeg nebi nuux magaciisa?
7:sheeg haweynadii ugu horeysay ee kashahiida muslimiint?
8:sheeg ninkii kafaalaqaaday nebiga markay keeriyootay hooyadiisa?
Jawaabaha
J1:waxay yahiin shan suuradood
J2: waa suraatuk ILKHLAAS
J;3 waa:
a)nebi ibraahim
b) nebi isxaaq
c) nebi yacquub
d) nebi yuusuf
J4:waa: nebi Aadam
J5:waa:
a)abuudaawuud
b) tirmidi
c) ibnu maajah
d)ni sa i
J6:waa: nebi nuux
J7;waa;sumeya
J8:waa;awowgiisa
waxaa soo diyaariyeey jamac maxmed xandule…
Jaamac Mohamad 3:04am Aug 2
waxaa soo diyaariyeey jamac maxmed xandule
jamaca143@hotmail.com