|

Telefishanka Jabuuti oo Magacyo Khaldan Iyo Xilal aan is lahayn ku Sheegay Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land DAAWO

Jabuuti 09.May 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka Dawlada Jabuuti ee RTD ayaa Kala Garan waayay Magacyada Mas’uuliyiinta Dawlada Somalia iyo Maamul Goboleedyada ee ka qayb galay Xafladii Caleemo saarka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
Shakhsiyaadka uu Khalday Waxaa ka Mid ah Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land.

 

Comments are closed