|

Telefishanka Channel4 oo Warbixin dhiilo Sid ah Ka Diyaariyay Aafada Tahriibka Dhalinyarada Somaliland DAAWO

Hargeisa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Talefishanka Channel 4 ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyay aafada tahriibka ee idlaysay dayarta Somaliland.

Tahriibkan ayaa loo arkaa Ganacsi Cusub oo Sanooyinkii u danbeeyay Suuq Fiican ka helay Degsiimooyinka ay degaan Dhallinyarada Somalida iyadoo qaar badani ay naftooda ku waayaan iyagoon ka midho dhalin riyada naxdintu ku lamaan tahay ee Tahriibka kuna naf waayaa Saxaraha u dhexeeya Sudan iyo Liibiya Sidoo kale intooda Saharaha kulul ka badbaada ayaa Xabsiyo ay Maamulaan Jabhadaha ka dhashay Nidaam la’aanta dalka Liibiya lagu xidhaa kuwaas oo sii dayntooda lagu dalbado lacago badan.

Hadii uu Jidkaas Muhalakada ah ka badbaadana Waxaa Sugaya Socdaalkii Geerida ee dhanka Bada

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed