|

Telefishan Laga Leeyahay Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Kasoo Warramaya Xasuuqii ka Dhacay Dalka Ruwaanda DAAWO

Hargeysa,22Dec,2015(QJ/SDN)-Telefishankii ugu horreeyay oo u kuurgala xaaladda dalka Ruwanda iyo Xusuuqii dalkaasi ka dhacay kaas oo laga leeyahay Somaliland ayaa noqonaya Tv-ga Horn Cable, iyadoonna Tv-gu uu soo bandhigayo goobaha taariikhiga ah ee dalkaasi.

Haddaba, hordhaca barnaamij dalkaasi laga soo diyaariyay kusoo dhawaada.

Comments are closed