|

Tallo iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL Faalo Q1aad Hamse Dubad Abdillahi+Aqoonyhnka jamacadaha dalka ugandha

Tallo  iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL  Faalo  Q1aad  Hamse Dubad Abdillahi+Aqoonyhnka jamacadaha dalka ugandha

 

(KampalaSDN)   Anigoo ah muwaadin u dhashay Somaliland xaq dastuuriyana u leh SHEEGO  oo IFTIIMIYO  ,toosina karo wadanakayga hadabo wadanku higaagsan lahaa horumar dhinaca waxbarashada madaama ay waxbarashadu tahay furaha ama dhabaha kaliya ee ee lagu hiigsan karo horumar , sido kale manta aduunka aynu arkaynaa  waxay ku loolamayaan aqoonta sidi loo kobcin laha sidaa darted madaamo aynu nahay wadan curdina ah  waxaynu  u bahanahay in aynu ka korno ama aynu horo uga socono heerka aynu manta taaganahay,sidoo kale waxan ka hadlayaa maha mala awaal ee xaqiiqda dhabta ah ka jirta wasaarada waxbarashada iyo waliba duruufaha ku xeeran .

Hadaba xogtan waxaan uruurinayey muddo lix bilood ah taaso kutusi karta inay xogtani tahay mid laga baaran degay ,waana sababta aan ugu bixiyey  tallo iyo toosin ,

Waxaan rajaynayaa qodoban aan ka hadli doono inay anfacayaan dhamaan bulsho waynta Somaliland gaar ahaan wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare

Waxanan  tixgalinayaa ciddi kusoo kordhin karta ,qodobado mihiman ,

 

1)Yaa ku haboon gudida sare ee waxbarashada iyo sida loga istcimaalo aduunka

2)Shaqada gudoonnada ma leeyihin awood maamul oo dhamaysritan ,yaase hortaagan

3)Sidda loo daryeeli karo macalimiinta iyo lacagaha   la jarro inta kusoo hagaagta marka ay tabaalaysanyihin ,mana helaan in la kobciyo xirfad aqooneedkooda

4)Mafushay  himiladii  in lacag la,aanta dugsiyada hoose dhexe ee u madaxwaynuhu ku dhawaaqay iyo caqabadaha  hortaagan

5)Awooda maamulaasha dugsigayada ay ku leeyhin iyo saamayntaay ku leeyihin  shaqadda godoomiyaasha gobolka iyo dhamaan wasaarada waxbarashada

6)Cidda ku haboon kormeerida dugsiyada iyo heerka manta ay tagantahay

7)Sidda loo dardar galin karo heerka aqooneed ee dugsiyada

Sidda  ugu haboon ee loo maamuli karo deeqaha waxbarasho iyo siddi loo maamulay deeqihi hore

9)Manhajka dugsiyada sida loo dabagali karo iyo habka wasaraddu hatan u dabagasho ma tahay sid qurxoon

10)Qodobadda loo bahanyahay in lagu daro manhaika ee waxtarka u leh caruurteena

11)Wasaarada waxbarashadu sida dhex uga noqonaysaa jamacadaha dalka mana jiraan kuwo  xidhidh gaar ahi ka dheeyo

Hamsedubad@gmail.com

+256793495877

 

 

OFFICE UGANDHA

Comments are closed