|

Taliyihii Laanta Socdaalka Somaliland Oo Xaqiijiyay in Xilkii Laanta Socdaalka Laga Qaaday DAAWO

Hargeysa —  Maxamed Cali Yuuusuf [ina Canbaro] oo ahaa taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa xaqiijiyay in xilkaasi laga qaaday iyadoona loo badalay la taliyaha amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha, sida uu u sheegay Tvga Horn Cable.

Xilkan ayaa waxa kala wareegi doona isla taliyihii isaga ka horreeyay Maxamed Cabdi Caalin [Dayib].

Warar hoose ayaa sheegaya in xilka qaadistani ay timid kaddib ismaan dhaaf ka dhashay dadka ajaanibta ah ee laga saarayo Somaliland ay isku fahmi waayeen wasiir warancadde iyo Taliye Canbaro.

Hoos ka daawo faallada warkaasi

Comments are closed