Taliyihii Hore ee Ciidamadii Xooga Dalka Somalia General Maxamed Nuur Galaal & Xogwaran Xiiso badan oo uu Hargaysa ku Bixiyey DAAWO
Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Taliyihii Hore ee Ciidamada Xooga Dalka Somalia ee Taliska Siyaad Bare General Maxamed Nuur Galaal oo Mudooyinkii u Danbeeyay Socdaal aragtiyo kala duwan laga bixiyey Ku Joogay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa si faahfaahsan uga Hadlay Sooyaalkiisii Nololeed,Kii Waxbarasho iyo Shaqooyinkiisii uu Ciidamada ka soo qabtay Wuxuu kaga hadlay Barnaamijka Xusuus Reeb ee Ka Baxa Telefishanka HCTV Isla Markaana uu soo Saaro Weriye Maxamud Cabdi Ducaale.
General Galaal ayaa Shacabka Somaliland waxay aad ugu Xasuustaan Sida uu u diidanaa Gooni isu taaga Madax bannaanida Somaliland ku dhawaaqday iyo Qaabkii uu uga hadli Jiray Duqaymihii iyo Dagaaladii ka dhacay Somaliland Dabayaaqadii Sideetameeyadii.
Hadaba Halkan ka Daawo Qaybtii Kowaad ee Barnaamijka Xusuus Reeb & General Maxamed Nuur Galaal.