Taliyihii Ciidanka Dab-damiska Gobolka Togdheer Oo Iska Casilay Xilkii Uu Hayay & Sababta Ku Keliftay DAAWO
Burco 13. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyihii ciidanka dab-damiska gobolka Togdheer ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu si adag uga hadlay sababaha kalifay inuu is casilo.
Taliyahan Is casilay ayaa sheegay in lagu Khasbay inuu u Ololeeyo Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye.