Taliyaha Ciidamada Booliska oo Markii 1aad ka Hadlay Qaraxii Xalay ee Magaalada Hargaysa,Muxuu Ku Macneeyay Qaraxaas DAAWO
Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye guuto C.laahi fadal iimaan ayaa maanta ka hadlay dad loo qab-qabtay isku day ka dhan amaanka, oo boolisku gacanta ku dhigeen,iyo Qarax Magaalada Hargaysa Xalay laga Maqlay.
Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Waxa uu Xusay inay Ciidamada Boolisku Gacan Bir ah ku qaban doonaan Cid kasta oo isku dayda inay falal Xasilooni daro ka samayso Dalka.
Hargaysa SDN/QJ