Taliyaha Booliska oo daboolka ka qaaday inay hayaan Dad Xidhiidh la leh argagixisada {DHAGAYSO}
Hargaysa Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Cadeeyay in hawl galo ay Ciidamada Boolisku habeenadii u danbeeyay ay ka fuliyeen magaalooyin ka tirsan Somaliland ay Gacanta ku dhigeen Shakhsiyaad ay ku tuhunsan yihiin inay Xidhiidh la Leeyihiin Kooxaha Argagixisada.
Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland waxa uu Sidaas ku sheegay mar uu maanta u waramayay laanta afka Somaliga ee Idaacadda BBC, Ciidamada Booliska ayaa hawl galo baadhitaan ka fuliyay Magaalooyinka Burco,iyo Hargaysa .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FADALJUUN.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com