|

Taliska Booliska Somaliland oo Lacag Dhan 70 Milyan oo Shilling Somaliland ku Wareejiyey Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Lacag dhan 70 Milyan oo Shilling Somaliland ku Wareejiyeen Guddida Heer qaran ee Ka soo Kabashada abaaraha.

Lacagtan ayaa Taliyuhu Madashii uu ku wareejiyey ka sheegay in laga soo ururiyey Saraakiisha Ciidammada Booliiska, Sida Hoggaannada, Taliye-qaybeedyada iyo Guud ahaan Qaybaha kala duwan ee Booliiska.

Comments are closed