“Talada waa la wada leeyahay laakiin markay fulin tahay cidi kuugu imanaysaa ma Jirto oo waa shaqadii Xukuumada” hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ee qabashada Shirkii dooda qaran ee Ucid iyo Kulmiye {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa si adag uga soo hor jeeda Shirka dooda qaran ee labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay ku baaqeen taas oo ay ku sheegtay Mid ka hor imanaysa distoorka iyo shuruucda Wadanka,Isla markaana Madaxweynaha oo Keliyi uu qaban karo .
Waxaad Shabakada Qurbejoog.com ka dhagaysan kartaan Hadalkii uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka jeediyay sannadkii 2006dii Wakhtigii uu ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Shir kan oo kale ah oo Ucid iyo Kulmiye soo qaban qaabiyeen iyo waxyaabaha lagaga hadlayay.
Guji Halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalkii Madaxweynaha ee 2006dii
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiilaanyoWadatashi.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com