“Talaabada Ugu Haraysa Ee Aan Barito Qaadayaa Waxaa Weeye In Aan Shaqaalaha Guno U Sameeyo, Waxaanan Ka Tagayaa…” Wasiir Axmed Muumin Seed DAAWO
Hargaysa 18. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Horumarinta Wasaaradda Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muunin Seed ayaa xilkii Wasiir nimo kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaasi waxaanu wasiirka cusubi farxad galiyay shaqaalaha xaruntaasi oo uu u balan qaaday in uu guno u samayn doono ka dibna uu talaabo wanaagsan oo dhinaca horumarinta beeraha ah ay qaadi doonaan…..