|

Tacsi Marxuun Cali Xaashi Salaad “Cali Waadi”

1.Dr Maxamed Cali Oday iyo Xaaskiisa Baarliin Maxamed Bahdoon iyo Caruurtooda oo dhan.

2. Gaashaanle Sare Cabdi Xaashi Iyo Xaaskiisa

Waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii,Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday alle ha u naxariistee Marxuun Cali Xaashi Salaad “Cali Waadi” oo Shalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Ilaahay Marxuunka Naxariistiisi Jano ha ugu deeqo Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo .

Aamiin

 

Comments are closed