Tacsi ku socota Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay allaha u naxariistee Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim oo Xalay 16/06/15 ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Maantana lagu Aasay Xabaalaha Naaso-Hablood. Marxuumka oo ahaa Suldaanka Guud ee Beesha Muuse Cabdalla ee Beel Weynta Siciicd Garxajis. Adoon Illaahay Ku Sifoobay Khay/ Camal Saallaxa ayuu Ahaa.
Waxan Tacsidan aan u Dirayaa Qoyska,Ehelka, Qaraabada, Beesha iyo Dhammaan Shacaka Somaliland ee Marxuumku Ka Baxay. Waxan Illaahay Ka Baryayaa in uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah in uu inaga Siiyo Aammiin
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden