Tacsi ku socota ehelkii iyo qaaabadii uu ka Baxay Marxuuum Mohamoud Hassan Farah
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Mohamoud Hassan Farah oo Xalay 09/02/2015 ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa. Waxan Tacsidan u Dirayaa Dr. Abdillahi Hassan Farah ( Dr. Taiwani ), Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu Marxuumku Ka Baxay. Isagana Jannatul Firdawsa Ha Waraabiyo Aammiin.
Innagana Samir iyo Iimaan Saadiq ah Ha Inaga Siiyo
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Caaqil Abulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden