TACSI: Inaalillaah wa innaa ilayhi raajucuun.
Bahda Qurbejoog.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Wariye Maxamed Daa’uud oo goordhaweyd shil baabuur ku geeriyooday. Waxaanan ka tacsiyadeenaynaa Ehelkii iyo qaraabadii uu Ka Baxay iyo guud ahaanba Bahweynta Saxaafadda Somaliland gaar ahaana Telefishanka HORN CABLE TV oo uu ka tirsanaa. INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.