|

Tababar loo Furay 200 oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska oo ka Qayb qaadan doona Cashuuraha Iyo Madaxdii ka hadashay DAAWO

Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan oo ay Weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasiirul dawlaha Wasaaradda Maaliyada ayaa Maanta Tababar u furay Laba Boqol oo Askari oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska.

Comments are closed