Suxufiyiin iyo Abwaaniin Hambalyo u diraya Meherka Maxamed Saleebaan Cumar & Naciima Qaasim Muuse
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax… Guurkiinna Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA
Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)
Xasan Maxamed Yuusuf
Muuse Faarax Jaambiir
Yuusuf Maxamed Ismaaciil “Yuusuf Yarre”
Mustafe Sheekh Cumar Geeddi
Khadar Maxamed Cakulle,
Caddifataax Ismaaciil Mursal
Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame)
Madar Cabdi Axmed
Khadar Iid Kaariye,
Caydaruus Sh. Cumar Geedde,
Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale),
Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,
Siciid Cawil Axmed,
Khaalid Sacad Muuse
Cali Jaamac Maxamed,
Cabdikariim Siciid Saalax
Saleebaan Ibraahin Xaashi,
Xasan Cumar Xasan,
Xasan Maxamed Jaamac (Banaroma),
Ismaaciil Maxamed Cakulle
Maxamed Cabdalle,
Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),
Faysal Xiis Weerar (Afgaab),
Cabdifataax Maxamuud Caydiid
Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)
C/Risaaq Maxamuud Caalin (Cabdoo)
Naasir Saleebaan (Naasi-Gargaar)
Cabdiqaadir Aadan Carab,
Siciid Cabdi Xuseen,
Muniir Axmed Cigaal,
Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),
C/Raxmaan Aw Aadan Dhammeeye,
Cumar Maxamed Faarax,
Cali Xasan Sugulle,
Xasan Maal Dhidar,
Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,
Axmed Maxamed Saleebaan,
Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),
Cabdiqaadir Maxamed Ciid,
Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),
Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),
Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),
Cabdirashiid Cali Sheekh
Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),
Kayse Axmed Digaale,
Khadar Macallin Deeq, Dhammaan Suxufiyiintaas iyo kuwo kale oo tiro badan iyo weliba Abwaaniinta kala ah
Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)
Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan-Ganay)
Axmed Saleebaan Bidde
Saleebaan Baashe
Sidiiq Maxamed Burmad
Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame)
Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax),
Dhammaan Abwaaniintaas iyo kuwo kale oo badan iyo Weliba Bahda Warbaahinta Qurbejoog, Madax iyo Shaqaale-ba, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;
Suxufiga/Hal-abuurka Maxamed Saleebaan Cumar
Iyo Naciima Qaasim Muuse
Oo Munaasibadda Meherkoodu Khamiistii Maanta oo ay Taariikhdu ku beegnayd 01-da Bishan October sannadka 2015-ka ka qabsoontay Huteelka Ambassator ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Waxay dhammaan Asxaabtaas kala duwan iyo in badan oo kale-ba ALLAAH uga baryayaan oo ay leeyihiin noqda labadii isku raaga, isku raasooba, Ubad khayr qabana wada hela, Aqal-galkoodana ku gaadha Farxad, Nabad, Barwaaqo, Kalgacal, wada-jir ee noloshooda isku faraxsanaada Insha Allaah. Aammiin…….Aammiin…….Aammiin…… ALLAAH ha aqbalo INSHA ALLAAH.