|

Suldaanka Qowmiyada Canfarta oo dawlada Jabuuti Xasuuq ku eedeeyay

Semera (QJ) – Shir ay dhawaan sheen waxgaeadka qowminda Canfarta ee Geeska Afrika ayaa looga hadlay duqeyn dhawaan ay ciidamada amaanka ee Jabuuti ay u geysteen dad shacab ahaa oo aan waxba galabsan oo ka soo jeeda qowmiyada Jabuuti.

Madaxdhaqameed qowmiyada Canfarta Geeska Afrika oo uu hogaaminayo Suldaanka Guud ayaa qoraal ay soo saareen shirka dabadii waxa ay ku canbaareeyeen xasuuqa ka dhanka ahaa shacabka aan waxba galabsan ee Dawlada Jabuuti ay ku eedeeyeen in ay geysatay.

Madax-dhaqameedka ayaa beesha caalamka ka codsaday in arinka wax laga qabto oo baarotaan la sameeyo, sidoo kale waxa ay daadifeeyeen eeda ah in Dawlada Jabuuti dadka rayidka ah ee ciidamadeedu duqeeyeen in ay ku sheegeen argagixiso.

Halka hoose ka akriso qoraalka ay Saldanadu arinkan ka soo saartay.

 

Image preview

Comments are closed