Suldaanka Guud ee beesha Irir Samaale oo ka waramy dib u dhaca dooroshooyinka Somaliland(DHEGEYSO)
Edmonton July 23,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee beesha Irir Samaale Suldaan Cabdikariin Faarax Ibraahim ayaa ka fal celiyay khilaafka Siyaasadeed ee ku xeeran dib u dhaca Doorashooyinkii madaxtooyada Somaliland.
Suladaanka ayaa baaq uu u jeediyay shacabka iyo siyaasiyiintaba waxa uu ku booriyay in xaalada siyaasadeed ee dalka la qaboojiyo oo shuruuxda dalka loo hogaansamo.
HALAKAN HOOSE KA DHEGEYSO SULDAANKA BAAQIISA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/suldan.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO SULDAANKA GUUD OO KA WARAMAYA KHILAAFKA SIYAASADEED EE SOMALILAND
SDN/QJ-Edmonton