Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir Oo Xaalad Caafimaad Loogu qaaday Dalka Dibadiisa
Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Alle Ha Ka Dulqaadee Waxa Xanun Degded Ahi Ku Soo Booday Suldaankii Guud ee Salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Waxaan La Sheegay In Suldaanka Xaaladiisa Caafimaad Waxba Laga Qaban Kariwyey Gudaha Dalka Ethopia Loona Qaaday Wadanka Thailand.
Mafaxwaynaha Dawlad Deeganka Soomalida Ethopia Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa La Sheegay Inuu Qayb Ka ahaa In Suldaanka Xaaladiisa Caafimaad Lagu Soo Tacaalo Thailand Ka Dib Markii Suldaanka La Sheegay In Xanuunku Ku Soo Booday Isagoo Safar Kula Jira Madaxwaynaha Dawlad Deeganka Soomalida Ethopia Cabdi Maxamuud Cumar Wax Wararoo Faahfaahsan Lagama Hayo Sida Uu Suldaanku U Xanuunsaday Iyo Xanuunka Ku Soo Booday Alle Ha Caafiyo Aamiin.