Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Darajadii Ciidamada u Bixisay Qaab aan Cadaalad Ahayn Tageerayna Golahii wada Tashiga Dawasho wacan
Berbera Aug-11-2013(SDN) Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Darajadii Ciidamada u Bixisay Qaab aan Cadaalad Ahayn, Salaadiinti Golaha Wadatshiga iyo Xukuumadda Dhexdhexaadinaysayna ku Tilmaamay Qaar ay Xukuumaddu Dhabarka soo Taabatay Suldaanka Guud Ee Beelaha .
Halkan kaa daawo