|

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka & Xiisada ka dhex taagan Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex taagan Golaha Wakiiladda Somaliland ee Ku wajahan doorashada Gudoomiyahooda ee Muranku ka dhashay isla markaana sababtay in Hal fadhi oo uu goluhu yeeshay axadii lagu soo saaray Gudoomiyaha Cusub ee aqalka Wakiiladda iyadoo isla habeen-nimadii uu Murashixii la tartamayay Gudoomiye Baashe uu sheegtay inuu isagu yahay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda.

Comments are closed