|

Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Si adag uga hadlay Colaada Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag & Baaq Nabadeed oo uu Diray DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):-Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Ka Mid ah Madax dhaqameedka waaweyn ee Somaliland ayaa Maanta ka hadlay Colaad ka soo Cusboonaatay Deegaanka Degmada Dararweyne ee Degmada Ceel Afweyne ee Gobolka Sanaag Taas oo u dhaxaysa Laba ardaa oo Walaalo ah oo halkaasi wada dega Isla markaana ay ka dhasheen Khasaare nafeed.

Comments are closed