|

Suldaan Wabar oo ugu Baaqay Shacabka Gobolada Galbeedku in aanay Bixin Wax Cashuur ah Sannadka Cusub DAAWO

Boorama 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Suldan Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay inuu ka Goostay Xukuumada Somaliland ayaa Mar kale farriin uu soo diray Waxa uu  Dadweynaha ku dhaqan Gobolada Galbeedka ugu Baaqay in ayna Wax Cashuur ah Dawlada Somaliland Wixii ka danbeeya sida uu Sheegay  4-ta Janaayo 2015.

Xukuumada Somaliland iyo Laamaheeda amaanka ayaan ku Guulaysan inay Gacanta ku soo dhigaan Suldaan Wabar

 

Comments are closed