Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Si adag Xukuumadda ula Hadlay,Agaasimaha Ciyaaraha oo Isku Dayey in uu Buuq-geliyo Hadalkii Sudlaanka & Fadeexadii ka dhacday DAAWO
Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa si adag u dhalliilay qaabka loo xulo misna inta badan derajada looggu qeybiyo taliyeyaasha Ciidamada oo uu sheegay in aanay ahayn kuwo loo eego heerkooda aqooneed.
Suldaan Maxmed ayaa isaga oo arrimahaas ka hadlaaya, waxa ay Kameradahu qabteen iyada oo agaasimaha Guud ee wasaaradda ciyaarahu uu guul-wadeyn awgeed isku dayaayo siddii uu hakad u gelin lahaa hadalka suldaanka.