|

Suldaan Mawliid Sabayse Oo Masuuliyada Xiisada Gobolka Awdal Ku Eedeeyay Xukuumadda, Xildhibaan Caga-yare Ku tilmaamay mas’uul wada kicin dhalinyaro DAAWO

Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse) oo ka mida madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa xaaladdaha dhanka ammaan darrada ah ee ka taagan Awdal ku sheegay mid Xukumaddu masuul ka tahay. waxa uu shacbiga Awdal ugu baaqay inay ilaaliyaan ammaanka oo aan sabab looga dhigin Somaliland maadaama gobolkaasi laga unkay Somaliland.

Suldaanka ayaa sidoo kale xildhibaan Cagayare oo ka tirsan golaha degaanka Hargeysa wuxuu ku eedeeyay inuu kicinayo Xulka Gobolka Maroodi- Jeex oo laga reebay Tartanka Ciyaaraha Wareegiisa 2aad ee ka qabsoomi doona Caasimad hargaysa.

Comments are closed