|

Suldaan Dheeg: “Madax-dhaqameed ahaan shirka Muqdisho kuma metelayno Somaliland, laakiin waxaanu ku joognaa Madax-dhaqameed Soomaaliyeed oo…”(DHEGEYSO)

Muqdisho August, 02, 2012 (SDN)- Suldaan Ibraahim Sul. Cismaan (Suldaan Dheeg) oo ka mid ah madax-dhaqameedka ka qaybgalay shirka lagu ansixinayay Distoorka cusub ee Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyay geedi-socodka shirkaas oo maanta lagu soo gebogabeeyay caasimadda Muqdisho.

Suldaan Dheeg oo ka mid ah xubnaha Somaliland u dhashay ee shirka ka qaybgalay, waxa uu waraysi uu siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, kaga xog-waramay qaabka ay shirkaas kaga qaybgalayaan, geedi-socodka isbedelka Soomaaliya ee ay kaga guurayso nidaamka kumeel-gaadhnimo, saamiga beelaha Somaliland looga qoondeeyay Baarlamaanka hadda soo xulistiisa la wado iyo qodobo kale oo xiiso badan.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/suldheeg.mp3″]

 

 

HALKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA SULDAAN IBRAAHIM SULDAAN CUSMAAN SULDAAN DHEEG

Comments are closed