Suladaanka Beesha Irir Samaale oo Nooga waramay xaalado ay ka mid yihiin colaadii Xarshin,dawlada Cusub ee Soomaaliya iyo qodobo kale(DHEGEYSO)
Edmonton Oct 16,2012(SDN)-Suldaanka guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa nooga waramay kulann ay waxgaradka beeshaasi dhawaan Canada ku yeesheen.
Suldaanka ayaa noo qodobeeyay waxyaabihii halkaa looga hadlay,waxaanu noo sheegay in shirka lagu lafo guray qodobo xasaasiya oo ay ka mid yihiin colaad soo noqnoqatay oo ka dhacday Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya,Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland,Dawlada cusub ee Soomaaliya iyo nidaamka loo sameynayo dhulka Jubooyinka.
HADABA HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA SULDAANKA BEELWEYNTA IRIR SAMAALE.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/suldaan1.mp3″]