|

‘’Somaliya Caawimada ay keenayso Sanaag Barri Haday Siyaasadi kujirto uma baahnin,Punt Land Waxay Koobi Garaysaa Wixii ay Somaliland Samayso’’ Wasiir Caddaani DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacygelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa ka hadlay Deeq Caawimo ah oo la Sheegay in Dawlada Somalia ay Keenayso Sanaag Bari.

Waxaa Kale oo uu ka hadlay Mashaariicda Xukuumadda Somaliland ka Hirgalisay Gobolada dalka hasa Yeeshee waxa uu Xusay in Mashaariicdaas hadal badan la geliyey.

Comments are closed