|

“Somaliland waxay Rabaan inay Dadka Dhulka Ka Qaadaan, illeen Dhul La’aan ayaa haysee,.” Cali Khaliif Galaydh

galaydh

BUUHOODLEH — Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ugu horreyso sababta ay Somaliland dagaalka ugula jirto Khaatumo iyo Shirarkii Somaliland lagu dhisay ee uu isagu ka qayb galay.

Mr.Gallaydh oo wareysi siinaayay mid ka mid ah idaacadaha Puntland ka hawl gaha ayaa sheegay in somaliland ay dhul doon tahay. Isagoona intaasi ku daray in sababta uu uga qaybgalay shirarkii Somaliland lagu dhisaayay 1991kii ay ahayd xasuuq uu ka cabsi qabay in loo gaysto dadka gobollada Sool iyo Sanaag.

Haddaba, Wareysi dheer oo uu arrimahaas iyo kuwo kalaba kaga hadlayo hoos ka dhagayso.

 

Comments are closed