|

“Somaliland Quus kama taagna Wadahadalada (Somaliya) In lawada hadlo waxaa ansixiyey Baarlamaanka” Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland DAAWO.

Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inaanay Somaliland quus ka taagnayn wadahadaladii somaliya ay la lahayd.

Wasiir Sacad waxaa uu ku dooday in baarlamaanka Somaliland ay ansixiyeen wadahadalaasi, isagoo sheegay in Somaliland iyo somaliya ay shireen sagaal jeer.

Comments are closed