|

Somaliland oo Markii u Horaysay Keentay Mishiin Baadhaya Tayada Daawooyinka dalka la soo Geliyo DAAWO

Hargaysa 07. September 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Golaha wasiirada Somaliland oo uu weheliyo Gudoomiyaha Hay-adda dhowrista Tayada ayaa Magaalada Hargeysa kaga qaybgalay Munaasibad lagu soo bandhigaayey Mashiin casriya oo lagu hubin doono Tayada dawooyinka iyo agabka la isku qurxiyo ee dalka soo gala.

Comments are closed