|

Somaliland oo Laba Xisbi ay Saaxada Siyaasadeeda Isugu Soo Hadheen & Barnaamijka Qiimaynta ee Aqoon-yahan Jamaal Cali Xuseen Waxyaabaha uu Ku Cugtay Xisbiga Kulmiye Iyo Fursada uu Lumiyey DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Waa Isweydiin ku Saabsan Sababaha uu Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen uu Dooran Doono Xisbigii Dagaalka adag ku qaaday Hankiisa Murashaxnimo ee Madaxweyne ee Kulmiye Kadib Markii ay Kala Jabeen Ergadii uu Xushay inay Wada Hadal la Furaan Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani.

https://www.youtube.com/shared?ci=rzegRQ6GS3o

Comments are closed