|

Somaliland oo ka tashanaysa ka hortagga Xaalufka deegaanka DAAWO

Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Shir ku saabsanaa sidii looga tashan lahaa xaalufka lagu hayo deegaanka iyo isbedelada cilmiada oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa, waxaana ka soo qaybgalay Wasiirada deegaanka,Xanaanada Xoolaha, Beeraha Guddoomiyayaasha gobolada, xubno ka socday hay’adaha madaxbanaan iyo qaybaha bulshada rayidka ah.

Wasiirka Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Marwo Shukri X.  Ismaaciil Baandare oo kulankaasi ka hadashay ayaa sheegtay in xaalufka lagu hayo deegaanka uu keenay is bedel ku dhacay cilmilada

 

Comments are closed