|

Somaliland oo Ka Qayb Galaysa Shir Caalami ah oo Ka Dhici doona Dalka Jarmalka DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Mudane Cumar Shucayb oo ay Weheliyaan Xubno ka Mid ah Ganacsatada dalka ayaa u Kicitimay dalka Jarmalka oo ay Kaga qayb galayaan Shir Caalami ah oo lagaga hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga .

Comments are closed