|

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Puntland DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Hanjabaado Maamul-gobolleedka Puntland ka soo yeedhay, kuwaasi oo nuxurkoodu ahaa inaan Deegaannada Sool iyo Sanaag la geyn karin Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka.

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo Maanta la hadlay Telefiishanka Bulsho, ayaa sheegay in Puntland oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya ay ku taamayeen inay khalkhal-geliyaan Doorashada Somaliland, laakiin aanay wax wer-wer ah ku haynin.

Comments are closed