|

Somaliland oo ka Hadashay Xanuun Xoolaha ku dhaca oo ka Dilaacay Deegaano ka Tirsan Awdal DAAWO

Hargeysa 08.Feb 2015 (SDN/QJ) Xukuumada Somailand ayaa ka hadashay xanuun Xoolaha ku dhaca oo ka dilaacay deegaano ka tirsan Gobolka Awdal, isla markaana kooxo ka mida dhakhaatiirta Xoolaha ay u direen halkaasi.

Sidaa waxa uu  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr. Jaamac Maxamed Odowaa ku sheegay mar uu  u waramayay qaar ka mida warbaahinta, isla markaana waxa uu joojiyay xoolo ay hay’ada DRC qeybinaysay.

Comments are closed