|

Somaliland oo Dalka Ka Mustaafurisay Haweenaydii Kiristaanka ahayd ee Sheegtay in ay Hargeysa Ka Furayso Kiniisadda

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Warar is soo taraaya, ayaa sheegaya in dawladda Somaliland ay dalka ka mustaafurisay haweenay Kiristaan ah oo Hargeysa kaga dhex dhawaaqday in ay ka furayso Kiniisad ay sheegtay in ay ku cibaadeysanayaan dadka Kiristaanka ah.

Sida ilo wareedyadan ay noo xaqiijiyeen, ayaa sheegaya in haweenaydan la mustaafuriyey maalintii shalay iyada oo warar kale na ay sheegayaan in ay iyadu iskeed uga baxday dalka.

Comments are closed