Somaliland oo 25 Sanno kadib Daah furtay Adeega Casriga ah ee Boosaha oo Dawlada Itoobiya Gacan ka Gaysatay DAAWO
Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Boosaha ee Dawlada Itoobiya iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Kulan lagu daah furayay Adeega Cusub ee dhinaca Boosaha ee loo soo Gaabiyo EMS kaas oo aan ka Jirin Somaliland.