|

Somaliland Iyo Punt land oo La Kala Wareegay Maxaabiis,Gaadiid,Wiil la Isku Hayo Cida Dhashay & Weedhihii laga Jeediyay Iyo Khilaaf Gacan Ka Hadal Sababi Gaadhay DAAWO

Laascaanood 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Hal Maxbuus iyo Gaadhi Ku Wareejisay Mas’uuliyiin ka socday Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land Halka Dhanka Punt land ay Ku soo Wareejiyeen Xukuumadda Somaliland afar Maxbuus iyo Hal Gaadhi,Waxaana Maxaabiistan lagula Kala Wareegay Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool.

Comments are closed