|

Somaliland Iyo Khaatumo oo Ku Heshiiyey In Mar Kale Dib Loogu Shiro Jabuuti & Nuxurka War Murtiyeedka ay Kala Saxeexdeen

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti waxaa Si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey Wadahadaladii Maalmihii u Dambeeyey uga Socday Somaliland Iyo Khaatumo ,waxan laga soo saray qoddob dhowra oo gaadhaya ilaa lix qoddob oo ay isku raaceen labada dhinacyada.

Mas’uuliyiinta wadahadalka ka qeyb galay oo aanu wax ka waydiinay ayaa noo sheegay in kulamo dambe layskugu soo noqon doono.

 

Guddida farsamada wadahadalada labada dhinac ayaa warbaahinta soo gaadhsiiyey warmurtiyeedkii gebogabada shirka oo ka kooban lix qoddob.

Comments are closed