|

“Somaliland Ilaa Liibiya Dumar Uur leh oo Qudha laga Jaray iyo Wiilal Sidii Bir loogu Garaacayay Naftu ka Baxday” Daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha DHAGAYSO

Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waa Warbixin Dhiilo-sid ah oo Ku wajahan Tacadiyo Tiro badan oo dhallinyaradda Somaliland kala Kulmaan Mudada ay ku Jiraan Safarka Geerida oo ah Tahriibka gaar ahaan kuwa u kicitima dalka Liibiya si ay uga raacaan Laashash geeya wadanka Talyaaniga.
Warbiximaha ay helayaan daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa Sheegaya in Dumar uur leh lala dhacay Biro garaa’id ah Iyo Wiilal Nafta lagaga Jaray Sidii loola dhacayay bir.
Daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamuhu Waxay Caalamka Cod dheer ku Gaadhsiiyeen Sidii Wax looga qaban lahaa Gabood faladda ka dhanka ah Xuquuqda Aadamaha ee ay Sameeyaan Kooxaha loo yaqaan Magafayaasha.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTA DANEEYEYAASHA XUQUUQUL IINSAANKA

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xuquuq(1).mp3″]

Comments are closed