|

“Somaliland Badbaado ayay u baahan tahay,Aniga Iyo Suldaan Cumarba Hadii Xukuumaddu Faraha dhigi weydo Waxbaanu sheegi” Suldaan Xiirey DAAWO

Hargaysa 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo ah Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Isla markaana lagu Tirin Jiray Shakhsi u Xagliya Xukuumadda Talada haysa ayaa Markii u horaysay Sheegay in Somaliland u baahan tahay Badbaado,Waxaa kale oo uu Xusay inuu bedka soo dhigi doono Siro uu Sida uu sheegay ka hayo Maamulka Madaxweyne Siilaanyo.

Comments are closed