|

Somalida Ku Nool Dalka Sweden oo Sameeyay Mudaharaad Todoba Cisho Socon Doona Kadib Markii ay Khaati ka Istaageen Hay’ado ka Qaada Qoysaska Somalida Caruurtooda DAAWO

Sweden 15. June 2017 (SDN/QJ):- Dadka Soomaalida ah ee Ku nool Dalka Sweden ayaa Waxay dhibaato kala Kulmaan hay’adaha u Xilsaaran daryeelka Caruurta Kuwaas oo ka Kaxaysta Caruurta hadii ay Cabasho u gudbiyaan Ubadka yar yari hay’adaas.

Comments are closed