|

Socdaalkii Shalay ee Madaxweyne Ku Xigeenka,Gudoomiyaha Kulmiye & Gudoomiye Xigeenka Golaha Wakiiladda ee Boorama iyo Dareen Shacab oo ka Hor Yimid Olalahooda Iyo Weedhaha ay Ku dhawaaqayeen DAAWO

Boorama 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa shalay Gaadhay Magaaladda Boorama Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha wakiiladda,Madax iyo Mas’uuliyiin kale iyadoo Ujeedada Socdaalku ku qotomay Gelbin loo samaynayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda ee dhawaan la doortay Mudane Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo Xisbiga Kulmiye Guul ka dhiganayo.

Weftigu markii ay galeen Magaaladda Boorama waxaa dariiqyada kaga hor tagay qaar ka mid ah Bulshada magaaladaas oo ku dhawaaqayay ‘’Guusha Waddani ayaa leh iyo Kulmiye ma Jiro’’

Comments are closed