S/Land oo Looga Diyaargaroobayo Maalinta Xuska Af Soomaaliga DAAWO
Hargaysa 19.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ugu baaqay qorayaasha,Qalinleyda & Saxaafadda S/land inay ka qayb qaataan xuska maalinta af Soomaaliga oo ku aaddan 21 ka Bisha Febaury, maalintaas oo sidoo kale S.Land laga xuso maalinta dhalinyarada taas oo lagu xuso dhallintii UFFO Iyo Dhagax Tuurkii Hargaysa ka dhacay Sannadkii 20 Feb 1982kii.