|

“Siyaasiyiinta sabankuna qaarbaan kala garanayn Suldaanka iyo Agaasimaha….Suldaan Xasan ayaan Bedelaynaa Ayuu Yidhi Midi Sidii Agaasimayaasha….” Suldaan Xasan Suldaan C.raxmaan DAAWO

Suldaan xasan suldaanQoton-dabo 22.July 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Subeer-awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa u duur-xulay Siyaasiyiinta wakhtigan, isaga oo ku tilmaamay inaanay kala garanayn Suldaanka iyo Agaasimaha.

Suldaan Xasan waxa uu sida ku sheegay mar uu kala hadlayay Xaflad lagu Caleemo-Saaray Suldaanka guud ee beesha Maxamed Daa’uud Ciidagale ee (Guuyoobe) oo lagu qabtay Qoton-dabo.

“Siyaasyiinta sabankuna qaarbaan kala garanayn Suldaanka iyo Agaasimaha….Suldaan Xasan ayaan Bedelaynaa Ayuu Yidhi Midi Sidii Agaasimayaasha….”Ayuu yidhi Suldaan Xasan.

Comments are closed