|

Siyaasiyiinta Madasha wada Tashiga oo Iska Fogeeyay Qaban qaabada Doodii Murashixiinta Madaxweyne ee Xisbiyadda Qaranka DAAWO

Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):- Prof C.salaan Yaasiin Gabay xadi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha wada tashiga ayaa iska fogeeyay inay iyagu casuumeen Murashixiinta Sadexdda Xisbi oo loo qabtay Dood habeenkii Jimcihii taas oo ay ka soo xaadireen Murashixiinta Xisbiyadda Ucid iyo Kulmiye balse aanu ka soo qayb galin Murashaxa Xisbiga waddani oo dhankiisa sheegay inaan la soo gaadhsiin wax marti qaad ah.

Comments are closed